dahabshiil

Deg Deg Daawo:Ilhaan Cumar Oo Dil Ka Badbaaday,

Ilhaan Cumar ayaa ka badbaaday isku day dil oo loo soo meleegay kaaso lagu rabay in lagu qaaarajiyo,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

55 jir u dhshay dalka Maraykanka kana soo jeeda Gobolka Newyork ayaa la qabtay oo la xidhay isaga oo lagu eedaynayo inuu ku hanjabay in uu dilayo xildhibaanad Ilhaan Cumar oo xubin ka ah golaha Koongareeska ee Dalka Maraykanka, ahna inan muslimad ah oo asal ahaana ka soo jeeda umadda Soomaalida.

Patrick Carlineo Jr. oo reer New York ah , ayaa wajahaya 10 sano oo xabsi ah iyo $ 250,000 oo ganaax ah haddii lagu helo dembiga, sida lagu sheegay war saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Caddaaladda Maraykanka.

Sida laga soo xigtay xeerilaaliyeyaasha, Carlineo ayaa taleefoon kula hadlay mid ka mid ah xubnaha ilaaliya Ilhaan Omar 21-kii  March waxaanu waydiiyay ilaaliyaha su’aalo ay ka mid ahaayeen : “ma waxa aad  u shaqeyneysaa Ikhwaanul Muslimiinta? Maxaad ugu shaqeyneysaa iyada, waxay tahay argagixiso (argagixiso). xabbad ayaan ku dhufan doonaa.

Eeadaysanaha waxaa maxkamad la taagay jimcihii, waaxana dib loogu soo celin doonaa mar kale 10 bishan April.

Ilhan Cumar oo laga soo doortay Degmada  shanaad ee Minnesota ayaa ka mid ah labo hablood oo muslimiin ah oo xubno ka noqday aqalka koongareeska ee Dalka Maraykanka.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=11289

Posted by on Apr 8 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841