Deg Deg Daawo: Yariisow’Daarood iyo Hawiye Xamar Isku haya Majiran’

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Yariisow Oo caawa waraysi Siinaayay Somali cable Tv ayaa Ka hadlay xaalada muqdisho iyo Kacdoonka ay wadaan Siyaasiyiinta Ka soo Horjeeda dawlada Soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Madaxweyne Farmaajo,Raysal wasaare Khayre iyo Gudoomiye Yariisoow qabiil dad lagu handadi karo ma ahan Waqtiga Qabiilkana wa laga soo gudbay Daarood iyo Hawiye Is hayana Majiraan” Ayuu yidhi Yariisow