
Hogaamiyaha maamulka Hargaysa Muuse Biixi cabdi ayaa maanta kulan la yeeshay safiirka dalka Jarmalka ee Soomaaliya Ambassador Annett Günther. .
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Safiirkan ayaa shalay ku sungaa caasimada puntland ee Garoowe maanta waxaa ay ku sugan tahay magaalada hargaysa caasimada maamulka SL.

51 total views, 1 views today