dahabshiil

Deg Deg::Wasiir katirsan Xukuumada Soomaaliya oo Dacwad laga gudbinayo

Muqdisho{khaatumonews}Xildhibaano katirsan golaha shacabka Soomaaliya ayaa si weyn uga carooday hadal kasoo yeeray Wasiirka Waxbarashada Xukuumada Soomaaliya Cabdulaahi Goodax Bare oo qaar kamid ah Xildhibaanada ku tilmaamay kuwa Al Shabaab wakiil u ah.

Xildhibaan Yuusuf Xuseen Axmed oo kamid ahaa Xildhibaanada Wasiir Goodax ku tilmaamay in Al Shababa wakiil u yihiin ayaa sheegay in kulan gaar ah ka yeesheen hadalka meel ka dhaca ah ee kasoo yeeray Wasiirka.

Waxa uu sheegay Xildhibaanka in dacwad ka dhan ah hadalka Wasiirka Waxbarashada kasoo yeeray sidoo kale ah Xildhibaan Qaran u gudbin doonaan guddiga anshaxa u qaabilsan Golaha Shacabka.

Xildhibaan Cabdulaahi Goodax Barre  ayaa shalay markii uu buuq kusoo dhamaaday kulanka Baarlamaanka sheegay in Baarlamaanka ku jiraan Xildhibaano Wakiil u ah Al Shabaab, waxa uuna si gaar ah farta ugu fiiqay  Xildhibaan Yuusuf Xuseen.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=11240

Posted by on Apr 7 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841