Deg Deg:Ciidamada Khaatumo Oo Weerar Ku Qaaday Maleeshiyada Somaliland Ee Tukaraq,

Ciidamada Badbaado Khaatumo Ee U Hogaamiyo Kornayl Faysal Falaalug ayaa xalay weerar kusoo qaaday fadhiisimada maleeshiyada maamulka somaliland ee aaga tukaraq…

Dagaalka oo mudo socday ayaa khasaare gaystay labada dhinacba iyadoona hub culus laga maqlayay aagaas….

Dadka Deganka ayaa Sheegay inay Goobtaasi Cabsi Xogan Ka Qaban In dagal Dib Uga Qarxo

Lasoco wixii Soo kordha Khaatumonews.com