Deg Deg Daawo:-Ciidankii iyo Gaadiidkii Cabdiraxmaan Cirro Lala Wareegay.
Gaadhigii Gaarka ahaa ee Gudoomiyaha Xisbiga wadani Cabdiraxmaan ciro iyo Ilaaladiisi gaarka ahayd ayaa maamulka Muuse Biixi la wareegay.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Afhayeenka Xisbiga wadani oo maanta kula hadlaayay warbaahinta Hargaysa ayaa shaaciyay warkaasi.

Loading...
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.