Waxaa Maanta Warbaahinta kula hadlay magaalada hargaysa siyaasi faysal cali waraabe oo kamid ah xubnaha xisbiyada maamulkaasi gudoomiyaasha ka ah.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!HALKAN KA DAAWO VIDEO
Faysal waxaa uu ka hadlay kiiska Ganacsade Gelle iyo dawlada Jabuuti u dhexeeya islamarkaana maamulka muuse loo soo adeegsaday ganacsadaha si uu ugu soo gacan galiyo Dawlada jabuuti.
”Waan La hadlay Gudoomiya Maxkamda soomaliland wasiirka arrimaha gudah wax la qabanaayo oo waaran loo jaray majiran ayan ku idhi‘ayuu yidhi faysal oo u hadlaya siidi uu ka yahay madaxweyne Maamulka Hargaysa.
Faysal ayaa sidoo kale weerar ku qaaday Madaxweynaha soomaaliya iyo xukumdiisa isagoona yidhi “Sidii aanu Siyaad Barre Isaga kaashanay anaga iyo hawiye ayaanu kana iskaga kaashandoona oo dalka uga saari doona’
Ugu Danbayn Faysal Cali Waraabe ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Ismaacil Cumar geelle in uu yahay Nin Ku caan Baxay Boobka Ganacsatada Isagoona Tusaale usoo qaatay sida ismacil cumar Geelle u Baaciyay Shirka Dp W.
