Daawo:Cabdi Good Oo Karbaashay Ismaacil Cumar Geelle”Seedi Nimo Xataa Nooga Xishoon Waa”

Cabdi Good ayaa Weerar Culus Ku qaaday madaxweynaha Dalka Jabuuti ismaacil Cumar geelle .

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Cabdi Good ayaa sheegay in Ismaacil Cumar geelle aanu ka Xishoon beesha Isaaq oo u xidiid La yahay.