Daawo::Shiine Culay Oo Baalaha Ka Rifay Barlamaanka Soomaaliya,

Saxafiga Shiine Culay ayaa Si cajiib ah uga hadlay kulankii Barlamaanka soomaaliya ee Maanta Ku soo dhaamaday buuq aiyoq eylada.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Sidoo kale waxaa uu shiine culay wax lala yaabo ku tilmaamay hadalkii Goodax barre ee xildhibaanada lamidka ah uu ku sheegay alshabab.