600 Deg Deg:Itoobiya War Ka Soo Saaray Wadahadalka Fadaraalka iyo Maamulka Somaliland, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg:Itoobiya War Ka Soo Saaray Wadahadalka Fadaraalka iyo Maamulka Somaliland,

Ra’iisul wasaaraha dalka itoobiya Dr. Abiy Ahmed ayaa ka dhawaajiyey in xukuumadiisu ay bilowday inay ka shaqeyso sidii is-fahan looga dhex abuuri lahaa dowlada Somaliya iyo Somaliland.

Abiy ayaa sidoo kale sheegay inuu daba socday arrinkani, codsi ka yimid odayaasha gobolka, kuwaasi oo ka dalbaday inay door ka qaatan sidii loo soo af-jari lahaa khilaafka Somaliya iyo Somaliland.

Ra’iisul Wasaare Abiy ayaa waxa kale oo uu sheegay in nabad kuwada noolashaha Soaomaaliya iyo Somaliland ay muhiim u tahay gobolka, isagoo xukuumadiisana ku bogaadiyey dadaalada nabadgalyo ee ay ka wado gobolka Geeska Afrika.

Bishii hore ayaa waxaa magaalada Addis-Ababa tagay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, wuxuuna kula kulmay Abiy Ahmed oo ay ka wada-hadleen wada-hadallada Soomaaliya iyo Somaliland.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo; Dawlada Federaalka Somalia Jaawab U Dirtay Imaaradka
- Feb 21, 2021
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeysay dowladda Imaaraadka Carabta inay ka shaqeyneyso abuurista dagaalo ...
Buhoodle SHORT FILM. Dirir Iyo Dawlad ||Cuqdad Walal || Part 1
- Feb 21, 2021
Abwaan diri iyo abwaan Dawlad ayaa ruwaayad kooban oo ay kaga hadlayaan cuqdada somaliland ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda Villa Somaliay
- Feb 21, 2021
Waxaa Hada Shir Ugu Socda Villa Somliya Madaxda Dawlada Fedaraalka Soomliiya Iyo Madaxda ...
Deg Deg Daawo Mucaaradka DF Oo ka Badbaaday Dil
- Feb 20, 2021
Qaar Kamid ah Midowga Musharixiinta Xilka Madaxweyanah Soomaaliya Ayaa Fariin Culus U Diray dawlada ...
Wefti Siciid Deni Hogaaminaayo oo Isugu Jira imaaraat iyo israail oo gaadhay gobolka…
- Feb 20, 2021
DEG DEG: Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa safar aan la shaacin ku tagaya magaalada ...