Deg Deg Daawo:Ganacsade Geelle Oo Ka Hadlay lacagta Uu La Soo Baxsaday,

KadIb marki shlaay madaxtooyadda maamulka somaliland ay shaacisay xogta loogu dabo jiro ganacsade axmed Cismaan Geelle.

Hadaba ganacsade Geelle ayaa maanta ka jawaabay Hadalkii madaxtooyadda maamulka somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Afhayeen u hadlay Ganacsade Geelle ayaa ka hadlay arrimo badan waxaana ugu horeen uu qiray in uu lacag dhan 20 Milyan ka qaatay Baanka Faransiiska ee Jabuuti Islamarkaana Baanku Ka hayo Ganacsadaha Lacag dhan 25 Milyan.

Geele oo qiraal ka ah lacagta ayaa sheegay in Xiisada Jabuuti iyo Isaga ay Salka ku hayso kadib markii Qoyska Ismaacil Cumar geelle ay ku dhehen Ganacsigaga Nagasii saami kadibna markii uu diiday waaran Loo Soo jaray Qabasho ah.

Hadalka Afhayeenka U hadlay Geel ayaa muujinaaya in geelle ay ku maqan tahay lacag dhan 20 Milyan isagoona sheeganaya inay isna ka maqan tahay 25 milyan una dheer tahay In Hantidiisa lagu yidhi Si khasab ah nooga sii Share ama saami,