600 Deg Deg Daawo Video:Farmaajo Oo Banaanka Soo Dhigay Sirta Qaraxyada Xamar, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Farmaajo Oo Banaanka Soo Dhigay Sirta Qaraxyada Xamar,

Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ka hadlay howlgalada ka dhanka ah Al Shabaab iyo sidoo kale sababaha ay Al Shabaab u kordhiyeen weerarada ay ka geestaan Muqdisho.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Farmaajo ayaa sheegay in ay socdaan howlgalo ka dhan ah Al Shabaab laguna xaqiijinayo amaanka, waxa uuna shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay dulqaad muujiyaan inta ay ciidamada howlgalada wadaan.

Waxa uu sheegay Madaxweynaha Farmaajo in dowladiisa waqtiga u haray ka shaqeyn doono xaqiijinta amaanka dalka si dowlada ka dambeesa aysan ugu mashquulin amaanka balse ku mashquusho dhinaca horumarka.

Waxaan doonayaa in dowlada iga dambeyso ay xilka la wareegto dalka oo nabad ah, dowladihii hore dadaal badan ayey ku bixiyeen ka shaqeynta amaanka balse anaga waxaana rabnaa dowlada dambe in aysan amaan ka fekerin” Ayuu yiro Farmaajo.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sidoo kale ka hadlay sababta ay Al Shabaab mar walbo weerarada uga geestaan magaalada Muqdisho, waxa uuna xusay in Al Shabaab hal u jeedo ka leedaha Weerarada Muqdisho.

Waxa uu tilmaamay Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo sababta Al Shabaab weerarada uga geesanayaan magaalada Muqdisho ay tahay  la yirhaado dowlad kama jirto Soomaaliya.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...
Deg Deg Daawo; Mudahaaradkii Mucaaradka La Joojiyey
- Feb 25, 2021
Dawlada Federaaka Soomaliya Ayaa Joojisay Mudaharaadkii mucaaradka dawlada Federaalka Soomaaliya Waxaa lagu ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda R/W Rooble Mucaaradka
- Feb 25, 2021
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoteelka Decale kulan kula leh ...
Deg Deg:Shir Hada U Furmay Madaxda Mucaaridka iyo Dawlada Somalia
- Feb 25, 2021
Waxaa haatan Shir uu uga Furmay Magaalada Muqdisho Midowga musharixiinta iyo DFS oo uu ...