600 War Deg Deg Ah Daawo:-Madaxtooyadda Muuse Biixi Oo Sir culus Qarxisay, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

War Deg Deg Ah Daawo:-Madaxtooyadda Muuse Biixi Oo Sir culus Qarxisay,

Afhayeenka madaxtooyadda Somaliland ayaa hada kula hadlay warbaahinta magaalada Hargaysa kaaso qarxiyay sirta ku duugan Ganacsade Axmed Cismaan Geelle.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Afhayeenku waxaa uu sheegay in Ganacsade Gelle uu Lacag dhan 20 Milyan ka dayntay Banki ay leedahay dawlada Faraniisku oo ku yaal Dalka Jabuuti isagoo ku qaatay Daynta dhalashada dalkaasi Jabuuti balse mudo kadib uu ka soo cararay Jabuuti markii dabagal lagu sameeyay.

Ganacsadaha ayaa la sheegay in tiraba Dawladaha Faraniiska iyo jabuut iyo waliba Booliska Aduunka Ee Inter Pol codsaden in lacagtaasi daynta Ah uu soo celiyo ama loo soo gacan galiyeo balse taas badelkeeda waxa uu ku dooday in Ganacsi uu kulahaa Jabuuti uu ka xayiran yahay oo usan tagi karin Jabuuti sida aawadeedna inta Ganacsiga laga haysto aanu lacagtaasi Bixineen.

Ugu Danbayn maamulka muuse Biixi ayaa ku Hanjabay In aysan suuro gal ahayn in Uu Hargaysa Kula soo dhuunto Ganacsade Gelle Dhaqaale uu ka oo dhacay Baananka caalamka

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo; Dawlada Federaalka Somalia Jaawab U Dirtay Imaaradka
- Feb 21, 2021
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeysay dowladda Imaaraadka Carabta inay ka shaqeyneyso abuurista dagaalo ...
Buhoodle SHORT FILM. Dirir Iyo Dawlad ||Cuqdad Walal || Part 1
- Feb 21, 2021
Abwaan diri iyo abwaan Dawlad ayaa ruwaayad kooban oo ay kaga hadlayaan cuqdada somaliland ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda Villa Somaliay
- Feb 21, 2021
Waxaa Hada Shir Ugu Socda Villa Somliya Madaxda Dawlada Fedaraalka Soomliiya Iyo Madaxda ...
Deg Deg Daawo Mucaaradka DF Oo ka Badbaaday Dil
- Feb 20, 2021
Qaar Kamid ah Midowga Musharixiinta Xilka Madaxweyanah Soomaaliya Ayaa Fariin Culus U Diray dawlada ...
Wefti Siciid Deni Hogaaminaayo oo Isugu Jira imaaraat iyo israail oo gaadhay gobolka…
- Feb 20, 2021
DEG DEG: Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa safar aan la shaacin ku tagaya magaalada ...