Deg Deg Daaow:Beesha Garxajis Qaadatay Go aan.

Beesha Garxajis ayaa Taageero xoogan u muujiday Ganacsade Axmed Geelle Arab oo Maamulka Hargaysa ee Muuse Biixi Qorshaynaayo in Loo gacan galiyo Taliska Jabuuti.