dahabshiil

DAAWO:–In Lagu Dilo Nin Ku Bixyay Lacag Hadaad U Sacabo Tunto Kawaran?”Laascaanood ayay Ka dhacday Maanta’

Maalmahan waxa ka taagna deegaanka somaliland xiisad culus u dhaxaysa Ganacsade Gelle oo ah ganacsade arab ah oo dabagal ay ku hayso dawlada Jabuuti.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Hadaba maalmihii la soo dhaafay waxaa Beesha arab iyo beelo kale oo kamid ah beelaha isaaq ay difaacayen ganacsadahaasi iyagoona maamulka muuse uga digay in loo adeegsado ganacsadaha oo jabuuti u adeegsato.

Waa Ayo Gelle?

Geelle waxaa uu ahaa ragii Ugu waaweynaa Ganacsatada Hargaysa ee dhaqaalaha xoogan ku bixiyay in Dhulka Khaatumo ama SSC La qabsado waxaa uu kamid ahaa ganacsatadii dhaqaalaha hadh iyo Habeen ladaba joogtay maleeshiyada somaliland duulamada ay ku qaadi jiren Laascaanood.Taleex,Xudun..Buuhoodle.

Hadaba waxaa is weydiin mudan Kooxdan Reer laascaanood ee iska dhex oroday Xiisadan ee U hiilinasa Ganacsade Geele Aqoon Ma u leeyihiin mise wax aysan aqoonbay iska dhex orden.

Si Kastaba ha ahaate Maamulka Muuse Biixi waxaa uu aaminsan yahay sida uu sheegay Maxamuud Warsame Jaamac, afhayeenka madaxtooyada Somaliland in ganacsade Axmed Cismaan Geelle , lacago ka soo dhacay shirkado ku yaalla waddanka Jabuuti.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=11110

Posted by on Apr 4 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841