600 Deg Deg Daawo:Wefti Ka Baaqatay Hargaysa Kadib Markii Loo Hanjabay | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo:Wefti Ka Baaqatay Hargaysa Kadib Markii Loo Hanjabay

Magaalada Hargaysa waxaa maalmaha soo socda soo gaadhilaha wefti balaadhan oo ka socda dalka jabuuri.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Weftiga waxaa hogaaminaayay wasiirka arimaha gudaha jabuuti isagoona ka baaqday safarkaasi.

Baaqashada weftigan Jabuuti ayaa timid kadib markii Beesha uu ka soo jeedo Ganacsade Geelle ay ku Hanjaben Hadii Muuse Biixi soo faro galiyo ganacsadaha oo jabuuti raadinaso inay afduubi doonan weftiga Jabuuto haday yimaadan Hargyasa.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...
Deg Deg Daawo; Mudahaaradkii Mucaaradka La Joojiyey
- Feb 25, 2021
Dawlada Federaaka Soomaliya Ayaa Joojisay Mudaharaadkii mucaaradka dawlada Federaalka Soomaaliya Waxaa lagu ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda R/W Rooble Mucaaradka
- Feb 25, 2021
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoteelka Decale kulan kula leh ...
Deg Deg:Shir Hada U Furmay Madaxda Mucaaridka iyo Dawlada Somalia
- Feb 25, 2021
Waxaa haatan Shir uu uga Furmay Magaalada Muqdisho Midowga musharixiinta iyo DFS oo uu ...