Deg Deg Daawo::Tolaayda Ka Socota Hargaysa,

Shalay ayay ahayd markii Magaalada Hargaysa ay soo gaadhen wefti aad u xoogan oo ka socda beesha caalamka gaar ahaan dalalka midowga yurub.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Ujeedka Socdaalka weftiga ayaa ahaa labo qodob in doorashada golayaasha guurtida iyo wakiilada maamulkaasi Somaliland aysan dhaafin wakhtigeeda.iyo in wadahadalka dawlada fadaraalka isku diyaariyan si bilaa shuruud ah.

Hadaba maanta waxaa kulan dagdag ah yeeshay xisbiyada ucid.kulmiye wadani oo aad ugu kala irdhoobay doorashadii ka dhacday somaliland.

kulanka ay yeeshen xisbiyadan ayaa ah mid ergada yurub ay kaga doonayso jawaab dagdag ah oo ay ka midaysan yihiin,

Si kastaba ha ahaate xaaladan dagdaga ah ee soo wajahday maamulkaasi ayaa sababtay in muusanow iyo is dabcin fara badan isku muujiyan oo waliba dhanka muuse laga dareemo dabac xoogan oo u u muujinaayo siyaasiyiin uu hore geeska ku dhufan jiray,