Ciidanka Xoog Dalka ayaa gacanta ku dhigay Gaari Booyad ah oo ay Saarnaayeen Qaraxyo oo ay ka carareen Maleeshiyaad ka tirsan Argagixisada Al-shabab kadib markii ay Ciidanka xoreeyeen degaanka Sabiid ee Gobolka Shabellada Hoose.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO

Argagixisada ayaa damacsaneyd iney fuliyaan mid ka mid ah Weeraradii ugu qasaaraha badnaa taarikhda, laakin Ciidanka soomajeesta yaasha oo helay xogtooda ayaa udhaqaaqay dhankooda si ay ciida ula simaan.

Meelihii in aan u dalxiis tagno ay ahaan lahayd ayaa geerida dadkaan laga so abaabulaa, Nolol isku si loo ma yaqaan, ninka meeshaan nasiib u yeeshay inuu joogo waxay ahayd inuu raaxeysto.

By Liiban