
Lamaanahan oo ka qalin Jabiyay jaamacad ku Taala magaaalada garoowe ayaa Maanta ka qalin jabiyay Waxbarshada heer jamacadeed oo ay mudo soo wadeen.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Caqabado badan oo ay kala soo Kulmeen nolosha qoysnimo iyo In ay waxbartaan maanta waxa ay ahayd Maalin ay ku faraxsanayeen Guusha ay gaadhen.
40 total views, 1 views today