dahabshiil

Sacuudiga oo daldalay haweeney Nigerian ah & dad kale

Haweenyda ay Sacuudiga daldaleyn oo u dhalatay dalka Nigeria ayaa lagu eedeeyey inay daroogo ka Ganacsaneysay, sida ay shaacisay wakaaladda wararka ee AFP.

Haweenaydan ayaa lala daldalay labo nin oo reer Pakistan ah iyo nin kale oo Yaman u dhashay,waxaana xukunka daldalaada ah uu Maalintii Isniinta aheyd ee la soo dhaafay uu ka dhacay Magalada Maka ee dalka Sacuudiga.

Sacuudiga ayaa sannadkan xukun dil ah ku fuliyay dad kor u dhaafaya 53 ruux, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee AFP.

Xukuumadda Sacuudi Carabiya ayaa ka dhago adaygtay caddaadiska ay saareen kooxaha xuquuqda aadanaha u dooda, iyaga oo ka dalbanayay in ay meesha ka saarto xukunka dilka ah, Sacuudiga ayaana sheegay in dilku uu dambiyada yareeyo

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=10994

Posted by on Apr 2 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841