Deg Deg Daawo:Mucjiso Ka Taagan LAASCAANOOD,

Mid kamid ah guryaha laascaanood ayaa maalmihii la soo dhaafay waxaa ka taagna arrin layaab leh oo naxdin badan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Qoyska dagan laascaanood ayaa habeenkasta bacdal Makhribga waxaa lagu arkaa aqalkooda Abeeso weyn.

Arrinka mucjisada ah ayaa ah Abeesadan oo habeenkasta la dilo isla beenkii kale waa lagu arka Guriga.

Hadaba waxaa booqday guriga culimada gobolka iyo warbaahinta ka waraysanay reerka sida wax u jiran.