Hargaysa{ Khaatumonews }Hogaamiyaha maamulka Somaliland Muuse Bixii Cabdi ayaa maanta waxaa uu Hargaysa ku soodhaweyay islamarkaana kulan gaar ah kula yeeshay Wefti Culus ka socda Midowga Yurub Oo Isugu jira Deeq bixiyaal Safiiro iyo ergo Kale.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Weftigan ayaa Muuse Biixi Kulanka ay la yeeshen Daarana labo Arrin oo kaliya.

In Doorashada Golayaasha Wakiilada iyo Guurtida ay ku dhacdo xiligooda lagana saaro wax mudo kordhin ah iyo dib udhac ah,

Qodobka Labaad ayaa ahaa in Muuse Si Hufan oo aan lahayn shuruud isugu diyaariyo wadahadalka Dawlada Fadraalka Soomaaliya,

Weftiga Waxaa Horboodaya safiirka soomaaliya Ee Uk waxaana loogu Caga Jugleeyay muuse In Uu Sidooda u Fuliyo Awaamiirtaasi hadii kale Beesha caalamku ay Ka jari Doonto Dhamaan Kaabayaasha dhaqaale ay ku bixiyaan doorashooyinka somaliland.