Daawo::Shacabka Laascaanood Oo Looga Digay Barashada Dastuurka SNM

Dadweynaha Laascaanood ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay in iskuulada gobolka lagu baro dhalinta soo kacaysa arrimaha maamulka snm islamarkaana Manhaj looga dhigo ardayda Barashada SNM iyo Dastuurka Beesha Isaaq.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Bulshada laascaanood ayaa uga digtay barayaasha iskuulada iyo madaxda iskuulada in aysan ardayda barin manhaj lagu soo dho dhoobay Hargaysa oo ah taariikh beeleed,