Daawo Video:Qosolka Nin Sheegay Intuu Hees U Sameeyay Somaliland In Dadkii layaaben,

Nin Ay madax Martay Waxan loogu yeedho Ictiraafka soomaaliland ayaa sameeyay hees isugu jirta soomaali iyo Ingiriis islamarkaana uu uga hadlaayo ictiraafka somaliland balse waxaa uu kala kulmay dadka arrin layaab leh,