Daawo Video:-Shirkadda ASMAR LAASCAANOOD

maqal iyo muuqaal Wararka

Shirkadda Asmar oo kamid ah shirkadaha ugu waaweyn ee magaalada laascaanood keena raashinka iyo Bagaashka ayaa masuuliyiinta shirkadaasi ka warbixieyen shaqada shirkada iyo baahiyaha ay deegaanka ka Asdurtay,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Nuuradiin Ahmed Sa’eed oo kamid madaxda shirkada ayaa sheegay in shirkadu suuro galisay in guud ahaan deegaanka khaatumo sool sanaag cayn iyo waliba deegaanada puntland iyos omaliland ay siiso raashin iyo bagaash qiimo jaban oo tayo wacan.