Baraha bulshada Soomaalida ayaa waxa qabsaday hadal hayna arooskan iyo muuqaaladdooda oo aad u qurux badan, dharka hidaha iyo dhaqanaka ayey lammaanahan ku labisteen arrintas oo ka yaabisay dad badan.l

HALKAN KA DAAWO VIDEO

lammaane u dhashay dalka Canada ayaa xafladda arooskooda ku dhigay magaalada Hargeysa, waxaana baraha ay bulshada ku kulanto lays la dhexmarayey sawiro muujinaya caruusadda oo xiran dharka dhaqanka ee ay Soomaalidu xirato xiliyadda arooska hadaba waxaanu lamaanahaasi ka waraysanay sababta ay u doorteen in ay arooskooda ku qabsadaan magaalada Hargeisa iyo sababta ay u xirteen dharka dhaqanka iydoo soomaalida intooda badan ay jecelyihiin in xiliga arooska ay xirtaan taashka.

By Liiban