dahabshiil

Deg Deg Daawo:Dil Iyo Mudaharaad Ka dhacay Muqdisho?

Muqdisho{ Khaatumonews }Banaan bax rabshado wata ay dhigayaan dhalinyarada ku shaqeesata Mooto bajaajta iyo dadweyne kale oo careesan ayaa  daqiiqado yar kahor ka dhacay qeybo kamid ah  magaalada Muqdisho.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Sida aan wararka ku heleyno banaan baxa ayaa la sheegay in uu ka dhashay kadib markii askari katirsan ciidanka dowlada degmada Waabari dil bareer ah ugu geestay nin bajaajle ah, waxaana falkaasi  ka carooday bajaajlayaal kale oo laamiga ku jaray mootooyin .

Banaan baxayaasha ayaa isugu soo baxay laamiga Dabka iyo sidoo kale laamiga isku xira Buundooyinka, waxa ayna dibad baxayaasha dalbanayeen in gacanta lagu soo dhigo ninkii dilka geestay oo baxsaday.

Rasaas ay ciidamada ku kala eryayaan dadka dhigaya banaan baxa ayaa la maqlayay, waxaana goobta laga dareemayaa xaalad kacsanaan ah iyadoona ganacsiyada qaar ee Isgooska kuyaala la xiray.

Saraakiil katirsan booliiska ayaa markii dambe kusoo baxay banaan baxa rabshadaha watay ,waxa ayna dadka banaan baxa dhigayay ka dalbadeen in xaalada dejiyaan , waxa ayna balan qaadeen in ay soo qaban doonaan gacan ku dhiiglaha.

Ciidamada amaanka dowlada Soomaaliya ayaa caado ka dhigtay dilalka ay u geestaan dhalinyarada mooto bajaajta ku shaqeesata, waxaana ciidamada inta badan bajaajleyuda u dilaan muran iyo lacago baad ah.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=10952

Posted by on Apr 1 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841