Deg Deg Daawo Video:Muuse Biixi oo xaalad degdeg ku soo rogay Sanaag
Muuse Biixi Cabdi ayaa xaalad deg-deg ah ku soo rogay qaybo ka mid ah gobolka Sanaag sida Ceerigaabo, Gar-adag iyo Ceel-Afweyn sida uu warbaahinta u xaqiijiyay Afhayeenka madaxtooyadu. HALKAN KA DAAWO VIDEO Xaaladda degdega oo socon doona muddo saddex bilood ayaa lagu soo rogay magaalada Ceerigaabo, Ceel Afweyn iyo GarContinue Reading