Warning: Use of undefined constant newstheme_ptitle - assumed 'newstheme_ptitle' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 21
Deg Deg::Kala Carar ka Dhacay Taliskii Ciidanka Somaliland Ee Dararweyne Yaase Soo Dhex Galay.
Hargaysa{ Khatumonews }Ciidamada Somaliland ayaa qabtay nin laga shakiyay kaas oo galay goobta lagu Tababaraayo dhalinyarada loo Carbinaayo barnaamijka shaqo Qaran ee deegaanka Dararweyne ku sugan.
Ninka ayaa gashaday Dirayska ciidamada oo ay ku xardhan tahay derajada Kabtan.
Waxa uu watay gaadhi mark 110 ah, waxana Salaan siiyay ciidamada iyo dhalinyarada goobta ku sugnaa.
Qaar ka mid ah ciidamada ayaa ka shakiyay ninkan waxana la waydiiyay qaybta uu ka tirsan yahay isagoo sheegtay ciidamada madaxtooyada balse waxa uu garan waayay su’aalo laga waydiiyay.
Aakhirkii waxa la ogaaday in uu Derajada iyo Dirayskaba nin ka soo xaday, xabsiga ayaana loo taxaabay.

Weli lama sheegin ujeedka ninkan, baadhitaan ayaana socda
Warning: Use of undefined constant newstheme_showtags - assumed 'newstheme_showtags' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 60
Loading...
Warning: Use of undefined constant newstheme_showauthor - assumed 'newstheme_showauthor' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 86
Warning: Use of undefined constant newstheme_showcomments - assumed 'newstheme_showcomments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 92
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.