Hogaamiyaha maamulka somaliland muuse biixi cabdi ayaa xilka Qaadis iyo magacaabis ku sameeyay golaha wasiirada maamulkiisa,

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wareego ka soo baxday madaxtooyadda somaliland ayaa xilkii looga qaaday xubnahan hoos ku qoran.

1. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Faarax Diiriye (Guri Barwaaqo)

2. Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Ciise Axmed Yuusuf Waxar;

3. Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta, Wacyi-gelinta iyo Dhaqanka.
Maxamed Muuse Abees

Sidoo kale Muuse Biixi ayaa Xilkaasi wasiir nimo U Magacaabay Xubnahan Hoos ku qoran

In laga bilaabo taariikhda maanta aan masuuliyiintan u magacaabo xilalkan:

1. Cabdiqani Maxamuud Caateeye Fariid Wasiirka Wasaaradda Gaashaan-dhiga

2. Maxamed Muuse Diiriye Wacays Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka

3. Cabdirisaaq Cali Cabdi Saalax Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda

4. LiibaanYuusuf Cismaan Xuseen Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka

5. Cabdinaasir Cumar Jaamac Rooble Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka

6. Cabdiqaadir Cumar Jaamac Maxamed Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah

7. Maxamed Yuusuf Ismaaciil Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Biyaha

8. Jamaal Cabdi Muuse Diiriye
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha iyo Arrimaha Dastuurka

9. Maxamed Cabdillaahi Siciid Khaawi Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha

10. Mukhtaar Maxamed Cali Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka

11. Farxaan Aadan Haybe Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda

12. Muniir Xaaji Cabdillaahi Abusite Wakiilka Somaliland ee Dalka Imaaraadka Carabta

13. Sharmaarke Axmed Muxummed Geelle Wakiil Ku Xigeenka Somaliland ee Dalka Kenya

14. Maxamed Cabdillaahi Ibraahim Guddoomiye Ku Xigeenka Gobolka Togdheer