600 Deg Deg:Muuse Biix Oo Xilka Qaadis Sameeyay, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg:Muuse Biix Oo Xilka Qaadis Sameeyay,

Hargaysa{ Khaatumonews }Muuse Biixi Cabdi ayaa taliyeyaal cusub magacaabay qaar ka mid ah ciidamada maamulka somaliland.

Warar rasmi ah oo ay Khaatumojnews heshay ayaa sheegaya in Muuse Biixi uu xilkii ka qaaday taliyihii ciidanka ilaalada madaxtooyada Sareeye Guuto Cabdirisaaq Siciid Bulaale “Afgaduud”kaas oo loo magacaabay abaanduulaha ciidamada somaliland.

Sidoo kale Muuse Biixi ayaa taliyaha ciidanka ilaalada madaxtooyada u magacaabay gaashaanle sare Muuse Cilmi oo markii hore ka mid ahaa saraakiisha ciidamada,

Muuse Biixi ayaa sidoo kale xilkii ka qaaday taliyihii ciidamada asluubta somaliland sareeye Guuto Xudhuun isaga oo taliyaha ciidankaas u magacaabay sareeye Guuto Axmed Cawaale Yuusuf oo hore u ahaa abaan duulaha ciidamada somaliland,

Biixi waxa kale oo uu xilkii ka qaaday taliyihii ciidanka sirdoonka somaliland Jaamac Maxamed Bootaan(Ciro) isaga oo u magacaabay Xuseen Xasan Guuleed(Kenyatti) oo hore u soo qabtay xilkan.

Madaxtooyada somaliland ayaan si rasmi ah u shaacin taliyeyaashan ciidamada ee uu magacaabay Muuse Biixi Cabdi.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo; Dawlada Federaalka Somalia Jaawab U Dirtay Imaaradka
- Feb 21, 2021
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeysay dowladda Imaaraadka Carabta inay ka shaqeyneyso abuurista dagaalo ...
Buhoodle SHORT FILM. Dirir Iyo Dawlad ||Cuqdad Walal || Part 1
- Feb 21, 2021
Abwaan diri iyo abwaan Dawlad ayaa ruwaayad kooban oo ay kaga hadlayaan cuqdada somaliland ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda Villa Somaliay
- Feb 21, 2021
Waxaa Hada Shir Ugu Socda Villa Somliya Madaxda Dawlada Fedaraalka Soomliiya Iyo Madaxda ...
Deg Deg Daawo Mucaaradka DF Oo ka Badbaaday Dil
- Feb 20, 2021
Qaar Kamid ah Midowga Musharixiinta Xilka Madaxweyanah Soomaaliya Ayaa Fariin Culus U Diray dawlada ...
Wefti Siciid Deni Hogaaminaayo oo Isugu Jira imaaraat iyo israail oo gaadhay gobolka…
- Feb 20, 2021
DEG DEG: Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa safar aan la shaacin ku tagaya magaalada ...