
Hargaysa{ Khaatumonews }Wadaad Lagu magacaabo Cabdiraxmaan Dheere ayaa maalintii Shalay Masaajid Hargeysa ku yaal Ka jeediyey Hadalo Xiisad Kiciyey, Kuwaasi oo uu kaga hadlay Cadaaladda, Isagoo siwayn u dhaliilay Xubnaha u dooda Xaquuqul Insaanka iyo Dhalinyaro Darbi Jiifa ahayd oo dhowaan lagu xidhay Hargeisa.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Guuleed Dafac oo Warbaahinta kula hadlay Hargeisa ayaa sheegay in Sheekhu ku baaqay in la dilo isaga, Wuxuuna Xusay inuu Dacwad u gudbiyey Maxkamadda iyo Wasaarada Diinta iyo Awqaafta.

51 total views, 1 views today