dahabshiil

Deg Deg Daawo:Banaanbax Hadheeyay Aqalka Barlamaanka Soomaaliya,

Muqdisho{ Khaatumonews }Kulankii Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maanta baaqday sidda uu sheegay Gudoomiyaha Golaha Shacabka ka dib markii la waayay Kooramkii loogu tala galay in uu ku furmo kulanka.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa baaqashadda ka hor  saacad dheeraad ah ku daray waqtigii furitaanka ee kulanka kadib markii kooramku buuxsami waayay, laakiin waa la waayay Xildhibaanadii buuxin lahaa.

Kulamada golaha ayaa sida uu xeer hoosaadka dhigaya la doonaya iney ku furmaan 139 mudane.

Baaqashadda kulanka ayaa timid sidoo kale xilli intii soo xaadirtay qaarkood ay banaanbax ka dhex sameeyeen xarunta Golaha, kaasoo looga soo horjeeday Ajandaha kulanka

Xildhibaanadan ayaa u badnaa kuwa ka careesnaa in ajandaha kulanka laga dhigo dhageysiga warbixinta Guddiga Dib u eegista Dastuurka, waxa ayna Xildhibaanada doonayeen in ajandaha noqdo mid looga doodo xaalada amaan ee Caasimada.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=10853

Posted by on Mar 30 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841