dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Somaliland Oo War Ka Soo Saartay Weftigii Ay Yuhuuda U Dirtay,Yaase Isku xidhay Isra’iil iyo Somaliland

Sidii aad ku daalacaten wararkeeni maanta waxaa maamulka somaliland u diray wefti dalka Isra’iil weftigaasi u hogaaminaayo wasiirka Dastuurka maamulka somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Safarkan qorsoodiga ah ee kooxda ka socota somaliland ku tagen dalka isra’iil ayaa fashilmay kadib markii ay si cad u shaaciyen warbaahinta dalkaasi socdaalka kooxdaasi.

Hadaba Liibaan Yuusuf Gaaxnuug wasiir ku xigeenka wasaarada arrimaha dibada maamulkaasi somaliland ayaa warkani markuu uu qabsaday warbaahinta iyo baraha bulshada waxaa uu ka soo saaray war uu ku sheegaayo in aysan wefti udirin somaliland Isra’iil balse wasiirka Dastuurka somaliland uu socdaal u khaas ah ku tagay dalal africa ah.

Xogta khaatumonews helayso ayaa sheegaysa in qorshaha isku xidhka isra;iil iyo somaliland ay qeyb ka qaaten xubno kamid ah dawlada Masar.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=10883

Posted by on Mar 30 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841