Xildhibaano katirsan golaha shacabka Soomaaliya ayaa saakay u gudbiyay Gudoomiyaha golaha shacabka Mooshin ama soo jeedin deg deg ah ay kaga dalbanayeen in ajandaha kulanka Golaha ee maanta lagu daro ka doodista xaalada amaan ee dalka.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Fiqi oo kamid ah xubnaha barlamaanka soomaaliya sida adag uga hadlay arrinkan ayaa ku tilmaamay in barlamaanku noqday mid ku milmay xukumada.isagona arrimo badan dibada keenay,muqaalka hoose ka daawo,