Weerar ayaa lagu qaaday masjid kuyaal Badhtamaha magaalada London ee caasimada dalka ingririiska Laguna magacaabo Santaraalka Mas
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!HALKAN KA DAAWO VIDEO
Masaajdikan oo ay ku tukataan muslimiinta london ayaa waxaa weerar ku soo qaaday sadex nin oo hubaysan kuwaaso qorsheeyay inay ka faa’iidaystan Salaada Jimce oo dadka muslimiinta ah u geestan xasuuq markay iskugu yimaadan Masaajidka
Ciidamada amniga oo isugu jira Militari iyo Boolis ayaa gudaha ugu daatay Masjidka kuna dhex jira kuwaaso ka baadi goobaya Dablayda hubaysan.
Wixii soo kordha kala soco Khaatumonews.com
