
Waxaa maanta magaalada saaxdheer ka fumay shir balaadhan oo kulmiyay beelaha Qayaad iyo Bahrarsame islamarkaana uu qeyb ka ahaa garaad jaamac garaad cali.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Shirka ayaa looga hadlay arrimaha nabada beelaha iyo heshiisyadii Jigjiga halka hada wax marayaan iyo arrimo kale oo badan
Sidoo kale Shirka waxaa goob joog ahaa saraakiil ka socota dawlad deegaanka soomaalida itoobiya

51 total views, 1 views today