Daawo Video:Qosolka Somaliland Oo Qiratay Awood Darideeda

Wasiirkii Hore Madaxtooyadda maamulka SNM maxamud xaashi ayaa shaaciyay in maamulka Hawada soomaaliya oo hore looga maamulay jiray Nairobi hadana laga maamulo xamar islamarkaana dawlada soomaaliya ay gacanta ku hayso in xiligi lagu murmay ee hawada laga soo wareejinayay Nairobi in laga fara maroojiyay somaliland,