
Shir ay soo abaabushay dawlada Fadaraalka Soomaaliya islamarkaana lagu magac daray Shirweynaha Wadatashiga iyo isbadel doonka jubaland ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
shirkan oo ay dabada ka riixayso dawlada soomaaliya ayaa ah mid lagu cadaadinaayo madaxweyne Axmed Madoobe islamarkaana lagu samaynaayo Isbahaysiyo beeleed oo ka horyimaada in Axmed Madoobe mar kale dib ugu soo laabto Jubaland,

49 total views, 1 views today