War-saxaafadeed ka soo baxay maamulka Galmudug ayaa looga hadlay Wada-hadaladii Dhowaan Dhexmaray Madaxda Galmudug iyo Wasiirka Arimaha Gudaha XFS.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

“Galmudug waxay muujisay in miiska wada-Hadalka la isugu imaan karo hadii Dowlada Fadraalku ay tixgaliso Dastuurka Galmudug islamarkaana ay gacmaha ka laabato faragalinta qaawan oo ay ku heyso jiritaanka Hay’adaha dastuuriga ah ee Dowlad Goboleedka Galmudug sida; muddo xileedka Madaxda sare iyo Golaha Baarlamaanka ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka oo sidan oo u qornaa”