Deg Deg Daawo:Gobol Laga Mamnuucay Xijaabka

Gobolka Quebec ee dalka Canada waxaa beri la meelmarinayaa sida la wadafilayo, in goobaha shaqada dowlada laga mumnuuco calaamadaha diimaha. Sharcigan ayaa loo arkaa in uu yahay mid Muslimiinta lagu dhibayo, qaasatan dumarka Muslimka ah ee u shaqeeyo dowlada.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Isla gobolkaasana, waxaa shaqada laga eryey haweeney gudoomiye ku xigeen degmo ahayd oo hadalo Muslim nacayb ku saleysan warbaahinta bulshada soodhigtey.