
Shalay ayuu madaxweynaha soomaaliya mudane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo Kalfadhigii shanaad Ee Barlamaanka soomaaliya ka shaaciyay in dawladiisu diyaar u tahay wadahadalka maamulka snm iyo tabashooyinka uu qabo inay dhagysato.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Yuusuf Ducaale Boobe kamid ah siyaasiyiinta maamulkaasi ayaa sheegay in wadahadalka uu Farmaajo ka dhawaajiyay aanu ahayn mid iska imaanaya ee u yahay mid shurudo ku xidhan taaso ay kamid tahay in Farmaajo aqoonsado maamulka Hargaysa,

50 total views, 1 views today