Magaalada saaxdheer ee xarunta taliska garaadka guud ee Khaatumo garaad jaamac garaad cali ayaa maanta lagu soodhaweeyay ergo miisan culus leh,
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!HALKAN KA DAAWO VIDEO
Ergadan ayaa ah Ergo ka kala socotay belelah Cabdi Garaad qayaad iyo Bahrarsame Maxamed.
Labada Jiif caaqil ee beelaha Qayaad iyo Bahrarsame oo kala hogaaminaayay Ergada ayaa casuumad ka helay garaadka guud taaso la xidhiidha nabada beelaha walaalaha ah Adkayn iyo sii xoojinta Heshiisyadii Jigjiga.




