Inta la xaqiijiyey ilaa 18 Ruux ayaa geeriyootay 20 kalena waa ay ku dhaawacmeen, kadib markii qarax loo adeegsaday gaari uu ka dhacay Maqaayad ku taalla meel u dhow Hotelka Wehliye ee Wadada Maka Almukarama ee Magaalada Muqdisho.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Qaar ka mid ah dadka ayaa Isbitaallada Muqdisho ugu geeriyooday dhaawacyo kasoo gaaray Qaraxa, waxaana Kooxaha gurmadka deg deg ah ay sheegeen in xilli walba ay sii kordhin karto waxyeeladda.

Afar Kamid ah 18 Qof ee ku dhintay qaraxa maanta ayaa ka soo jeeda Gobolada Khaatumo.