dahabshiil

Deg Deg:Dawlada iyo Axmed Madoobe Oo Sadex Qodob Isku Haysta.

smarin waa siyaasadeed ayaa soo kala dhex halay Xukuumadda iyo Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe, oo Muqdisho u yimid saxa dhameystirka heshiiska labada dhinac oo Kismaayo kasoo billowday. Qodobadda la isku mari waayey waxaa kamida

1, kaalinta dowladdu ay rabto in ay ku yeelato maamulka Doorashada Jubland.

2, Axmed Madoobe oo diiday in dowladdu doorashada jubaland maamusho, waxa uu ogalaaday kaliya in kor joogto ayka noqoto, oo dadka deegaanku ay masiirkooda ka arinsadaan.

3, Xukuumaddu waxa ay dalbatay in Musharaxiinta dowladdu taageerayso jubaland ay la tagaan Hub, gaadiid iyo Ciidan, Axmed Madoobe waa diiday, qodobkaasna waa la isku hor fadhiyaa.

Xogtan waxaa bixiyey xubno katirsan xaafiiska ra’iisul wasaaraha!

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=10689

Posted by on Mar 27 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841