Deg Deg Daawo Video:Shacabka Hargaysa Muuse Biix Ku Taageeray Baacsiga Horgalada Harti,

Iyadoo maalmiihii ugu danbeeyay Muuse Biixi cabdi baacsanaayay xubnaha horgalada ah ee ku sugan Hargaysa kana soo jeeda Warsangali iyo Dhulbahante kuna eedeeyay musuq maasuq ayaa arrinkaasi waxaa ku taageeray muuse shacabka Hargaysa,