Madaxweynaha puntland Siciid Cabdilaahi Deni oo maanta gaadhay magaalada Qardho Ee Gobolka Karkaar ayaa shaaciyay talisyo ciidan oo Ka Kooban Afar Talis Oo maamulkiisi Hirgalinaayo,
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!HALKAN KA DAAWO VIDEO
Deni ayaa sheegay in Talis-yada laga kala Dhisaayo Gobolada Sanaag Sool Nugaal iyo Karkaar.
Magaalooyinka laga dhisaayo ayuu ku sheegay Boocame.Qardho.Sanaag oo uusan magacaabin Goobta iyo Abqaalle.
Ugu Danbayn madaxweyne Deni ayaa sheegay in waxyabaha ugu horeeya u qabanaayo ay noqonayaan dhismaha talisyada ciidan.
