600 Deg Deg:Magacyadda Shan Qof Oo Alshabaab Fagaare Ku Toogatay Maanta, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg:Magacyadda Shan Qof Oo Alshabaab Fagaare Ku Toogatay Maanta,

Kooxda Al-shabaab ayaa fagaaro ku yaalla Degaanka Yaaq baraawe ee ka tirsan Gobolka Bay,waxa ku toogteen 5 Nin oo ay ku Eedeyn inay Basaas u ahayeen Dowladaha Reer Galbeedka.

Goobta ay Shabaabka toogashada ku fulinayeen waxa ku sugnaa boqolaal qof oo shacab ah kuwaas oo ku nool Deegaanka Yaaq Baraawe,waxa ayna Shabaabka Magacyada Ragga ay toogteen ku shegeen.

  1. Aadan Mudeey Maxamed
  2. Ayuub Xasan Maxamed
  3. Maxamed Isaaq Xasan
  4. Maxamuud Cabdi Isaaq iyo
  5. Cabdi Maxamed Isaaq

Sidoo kale Goobta ay Al-shabaab falka dilka ah ku fulinayeen waxaa ku sugna Xubno sar sare oo ka tirsan Al-shabaab,kuwaas oo sheegay in Ragga dilka lagu fulinayayin ay qirteen Dambiyadda ay galeen.

Al-shabaab ayaa inta badan Deegaanada ay gacanta ku hayaan waxa ay ka fuliyaan Xukuno kala duwan, kuwaas oo ay ku fuliyaan dadka ay ku eedeyaan dambiyo Culus.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg deg Daawo; Dekada Bosaas Oo Laga SO Dajiyey Lacagta Imaraadka
- Feb 23, 2021
Dekada Mgalada Boosaasso waxaa Maanta Ka So Degtay Lcag Badan Oo Ka Timid Imaraadka ...
Deg Deg Daawo; Muqdisho Mucaaradka Oo Ku Baaqay Banan Bax Kale
- Feb 22, 2021
MucaaradkaA Dawlada Federaaalka Soomaaliya Oo Mar Kale Ku Baaqay Banan Bax Kaa Dhaca Muqdisho https://www.youtube.com/watch?v=4yj_VpyAjwE&t=31s
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ugu Furay Villa Somali Madaxda DF Dawlada Goboleedyad
- Feb 21, 2021
Waxaa Hada Si rasmi Ugu Furmay Vilaa Soomaaliya Shirka Madaxda dawlada Federaalka Soomliya Iyo ...
Deg Deg Daawo; Dawlada Federaalka Somalia Jaawab U Dirtay Imaaradka
- Feb 21, 2021
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeysay dowladda Imaaraadka Carabta inay ka shaqeyneyso abuurista dagaalo ...
Buhoodle SHORT FILM. Dirir Iyo Dawlad ||Cuqdad Walal || Part 1
- Feb 21, 2021
Abwaan diri iyo abwaan Dawlad ayaa ruwaayad kooban oo ay kaga hadlayaan cuqdada somaliland ...