Deg Deg Daawo Video:Muuse Biixi Oo Amray in lasoo Xidho Wasiirada Dhulbahante iyo Warsangali Iyo Shir dag dag ah ay Galen,

Waxaa maanta magaalada Hargaysa shir ku yeeshay horgalada Harti ama warsangali iyo dhulbahante ku jira maamulka snm.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Shirkan waxaa gudoominaayay gudoomiyaha barlamaanka snm baashe Maxamed Faarax,

Wasaaradaha Gaashandhiga iyo Hawlaha guud ee mamaulkaasi islamarkaana ay kala maamulan laba wasiir oo ka soo kala jeeda dhulbahante iyo warsangali ayaa lagu haysta lunsiga lacag aad u badan taaso sababtay inay shir dagdag ah iskugu yimaadan kadib markii la Amray in la soo xidho wasiirada kala ah Wasiirka Gaashaandhiga Waxar iyo wasiirka hawlaha guud Mr Qambi,

Xildhibaan indho indho kamid ahaa xubnihii la hadlayw arbaahinta markii shirkaasi soo dhamaaday ayaa yidhi’adeer maxaa musuq maasuq naloo qabsada markii horaba meel wax laga cuno manan haysan’

Si Kastaba ha ahaate ilaa hada lama hayo xogta dhabta ah ay kaga wada hadlen xubnahaasi shirkaasi ay galen