Iyadoo Dhulka Khaatumo xiligan ay ka taagan tahay abaar xoogan iyo Biyo La’aan xoogan ayaa saacadihii ugu danbeeyay waxaa laga dareemaayay Gobolada Khaatumo qaar kamid ah Curashada Raxmaadka Alle Ee Gu’ga.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Deegaano ka tirsan gobollada Cayn iyo Sool ayaa waxaa maanta ka bilowdey roobabkii guga , magaalada Buuhoodle iyo deegaano u dhaw dhaw ayuu hada roobabku ka da’ayaan .
Sidoo kale , deegaano ka tirsan gobolka Sool , gaar ahaan deegaanada Qoriley nawaaxiga Kalaabaydh iyo deegaano u dhow dhow ayuu iyana roobabku hada ay ka da’ayaan .


